4 Shaqo loogu baahida badan yahay 2024

Shirkada ehel waxee diyaar kula tahay inee kuu faideso horaanta sanadka cusub 2024 inaa ka faidesato inta yarta ah oo ka hartay hadee ahaan lahayd inaa sii barato 4 tan xirfad ama aad sii raad sato halkii aad kaga shaqayn lahayd illah idinkiis. waxaan sido kale kugu bishaarayna inaa hadii aad 4 tan xirfad aad ku daadasho inaa sacadii ku xisab tami doonto wax kabadan $200/houre. waxaad na kaga shaqayn kartaa adigo gurigada jooga wadaman kale dad jooga u qaban kartaa shaqadani qaab freelancing ah. waxaan ku rajayna inaa ka faidesan donto illah idinkiis insha allah.

1.Web Developer (Website Sameeyn).

Shaqadani waa mid aad iyo aad u muhiima samaynta website yada waxaa u bahan cid weliba sida Restaurents-ka, Hotels,Schools,University ka iyo Markets ka, sida aad aragto baahida loo qabo web samaynta waxaa fursad kaga banaan inaa adigana aad ka mid noqoto mid hela fursadiisa waxaa laga rabaa inaa safiican aad u barato fursadani aadka u weyn, weliba waxaan kugu sii darayaa in wadan kena aad logu bahan yahay waxaa jira parts ee u qayb samaan waana kuwaan soo socda isha ku haay Waxaa kugu filan adigoo baratid WordPress website hadii aad u bahan tahayne coder waad noqon karta. WordPress Website is Drag and drob.

  • Parts Of Website
    • E-Commerce Website
    • E-Lerning Website
    • News Website
    • Agency Website
    • Blog Website

2.Mobile App Developer(samaynta mobile application)

Waa shaqo ay qabtaan dadka ku takhasusay samaynta Applications ka ee mobilada ama tablets yada, waxayna Qaarkood ku takhasuseen Application nada Android ama iOS, sidoo kale waxay hagaajiyaan wixii khalad ah ee ka muuqda Application-ka ay sameyen ama qof kale hore u sameyay, waxayna la shaqeeyaan naqshadeeyayaasha xogta si ay u dhisaan Application buuxa. Waxayna isticmaalayashaa luuqadaha programining-ka sida Objective-C & Swift, Java, Python, Scala, C++, C #, Kotlin,iyo Ruby,

Mushaharka: Mobile App Developer wuxuu gaaraa ilaa $100-200 saacadii kaliya.

3.Web Design

Website Naqshadeeyaha ayaa naqshadeeya muuqaalka website-ka ee aan aragno marka aan isticmaalayno, wuxuu sameeyaa sawirada iyo menu-yada aan aragno.

Ka hor qofka website developers ka ah intusan dejin shaqadiisa waxaa ka horeesa in websiteka la desgin gareeyo oo muqaalkisa hadee ahaan lahayd colors,fonts,and pictures iyo dhamaan structure ka guud websiteka waxaa ku shaqa leh web designerka.

Mushaharka: Website Naqshadeeyaha wuxuu gaaraa ilaa $130-180 saacadii kaliya.

Graphic Design

Shaqadani waxee muhiim u tahay wax kastoo la tacaala computer ka hadii aad taqaano waxaa fursad dheertay dadka kale waxaana tahay qof aad u nasiib badan

Mushaharka: Website Naqshadeeyaha wuxuu gaaraa ilaa $200 saacadii kaliya.

Mesha aad ka raadsan karto shaqada waa sedexdaan link

https://remote.co/remote-jobs/

https://www.upwork.com/

https://www.fiverr.com/

DHAMAAD

Hadii intaa soo gaartay waad guulesatay insha allah waxaan ku rajayna inaa shaqo ku heli doonto maqaalkan dartiisa illah idinkiis. waxii su’aalo ah qeybta comment nogu reeb ama topic aad jaceshahay inaa kaso hadlo insha allah, THANK YOU YOUR VISIT.

Similar Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *