5 Best Jobs in Technology

5 Shaqo Ee Ugu Fiican Dhanka Tignoolajiyada

Sida aan ka war qabno qarniga 21 waxa lays ku dhaafay waa technology qeyba kala duwan sida adegsiga dayax gacmeedka, in cirka laga samesto saldhig ayee dunida maresaa waxa sahlay ama fududeyay waa tignoolajiyada casriga, hadii aan dhahno tignoolaji ayaan ka hadlenaa hal maqaal ama xitaa hal book kuma aadeso inaa kuso koobno faidonyinka ee ledahay iyo qeybaheda oo aad u fara badan owgayd.

Article kaan ama maqaalkan waxaa kusoo koobi donaa 5ta shaqo ee ugu wanaagsan tignoolajiyada,

Sawabta aan u furnay Website oo ah sida ugu fudud ee tignoolajiyada kaga faidesan karto lacagne kaga samayn karto, waa inaa ka dhaweyna sawabtaas illah idinkiis.

1. Software Develope

Soo saarista software ka waa awood gara, hadii aad barato sida loo develope gareyo software ka waxaad awood u ledahay inaa sacad lacag ku xisaab tanto sido kalane waxaad tahay qof ka maamulaya oo hormarinaya software aad develope garesay hadii ahaan lahyd dhaq dhaqaaq kasta.

Sii daalaco:https://ehel.online/noocyada-website-ka/

2. Website develope

Samaynta, Hormarinta iyo wax ka badalka website waa wax aad u weyn si xoogana loogu baahan yahay qof ku taqasusay qodobkaan, hadii aad tahay soo sare website nuuc walbo oo yahay waxaad awood u ledahay inaa lacag badan ku shaqeso sacadii.

3. UX/UI Design

User Experience(UX) iyo User Interface(UI) Nashqadaynta waa tan ugu horeso weliba ay ahayd inaa ka dhigno tan kowaad waayo nashqadaynta waa tan ugu horeso shaqo walbo hadii ahaan lahayd in la nashqadeyo Website ka iyo App ka kahor intaan la develope garayn waxee maraan xaalad la dhaho UX/UI, design gareenta waa tan sahasha in si fudud loo isticmaalo lona fahmo app ka ama website ka, hadii aad dorato inaa ku shaqeso qodobkaan waxaa tahay kan ka horeyo labadii qodob ee ka horesay qodobkaan, lacag fiicana waa lagu shaqeyaa.

4. IT Project Manage

Maamulka Mashruuc yada IT ga waxee lasocdaan qorshaynta, isku xirka, hirgalinta tignoolajiya, waxeena hubiyaan mashaaricda in lagu gaba gabeyo waqtii loo cayimay iyo dhaqalaha lagu talagalay. qofkaan waxaa lo yaqana logic.

5. Product manage

Maareeyayaasha alaabta waxay hubiyaan horumarinta alaabada softwares ka laga bilaabo fikradda ilaa dhamadka hawsha. Waxayna la shaqeeyaan kooxaha horumarinta, naqshadeeya yaasha si ay u hubiyaan in ay alaabtu buuxisay baahiyaha macaamiisha ay ku heli donaan isla wakhtiga ay qabsadeen iyo dhaqalaha ay bixinayaan.

Hadii aad radineso shaqooyin kale link ku dhufso: https://youtu.be/-pA3puZP0yU?si=LghQQERaX-AIkojp

DHAMAAD

Waxaa lasoo garay guntii iyo gunaanadkii maqaalkan/article kaan aan kusoo kobenay 5ta shaqo ee ugu fiican tignoolajiyada aadna ku shaqayn karto lacag fiicana aad ka samayn karto illah idinkiis. waxii su’aalo ah qeybta comment-ka noogu reeb,THANK YOU YOUR VISIT.

Similar Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *