Learn These 3 Skills

Baro 3dan Xirfad

Xirfadahaan aan kusoo xulnay hadii aad barato waxaa jaanis weyn u hesataa inaa samesato ganacsi online sidaas ne lacag aad u sameso adigoo hurda ama shaqo kale heesta ama xitaa dalxiis iskaga jira.

Qof waliba wuu jecel yahay inuu samesto ganacsi asaga u madax banan yahay balse xirfadahan ayaa laysku dhhafay.

Waqtigan internet ka fursadaha ka banaan aad bay u fara badan yahiin keliya waxaa laga rabaa inaa barato xirfadahan kadibna ganacsi aad xur u tahay inaa abuurato.

Article kan ama maqaalkan waxaa kugu soo gudbin doona 3xirfad hadii aad barato si weyn aad u mahdi doonto illah idinkiis.

1.Website Develope

Sida loo sameeyo website yada, xirfadaan waxee furo u tahay ganacsiga raba inuu guulesto, sida aan wada ognahay ganacsi kasta waxuu loolan ugu jiraa siduu kaga soo muuqan lahaa internetka, sida aan wada ognahay ganacsiyada ku jira internetka waa kuwo ka fursad badan inta kale, waana ka dhaqaala badan yahay kuwa aan ku jirin internetka.

Hadii aad barato sida loo sameyo website yada waxaa fursad u hestaa inaa website samesato kadibna course ku iibiso ama e-commerce website inaa samesato ganacsine aad sidaas ku sameso.

2.Logo Design

Xirfadan barashadeda sidee u fududahay iyo sida aadka loogu baahida badan yahay wax isku dhaw maaha.

Ganacsi kasta waxuu u bahan yahay logo ama calaamad u gaara o ganacsiyada kale kaga duwan yahay, samaynta sumad waxee u bahan tahay keliya inaa barato photoshop iyo illustrator. waxaana ka baran karta youtube si bilaasha weliba, kadib xirfadan marka barato usoo bandhig dadka kadibna sidaas ugu shaqeey.

3.Facebook Ads

Aalada facebook waxaa isticmaala dad aad u tara badan, keliya looma isticmaalo in lays kula xaiiro ama warar in layskula wadaago, sidoo kale waxaa looga faidesan karaa in lagu ganacsado dukaana laga dhex furto, sido kalane aad ku xayaysii sato ganacsigada dadka tirada badana aad gaarsiso si fududne lacag aad u hesho kadib markii ganacsigada aad gaarsisay dad yowga faraha badan waxna kaa iibsadayn.

Marka waa xirfad barasho mudan sida wax loogu promote gareeyo facebooka-ka ganacsato badan baa raba inee qof baratay xirfadan safiicana u yaqaana si dadban wax kaga iibsada u helaan, sido kale xir fadan ayaa ka baran karta youtube si blaasha.

Maxaa u bahan tahay si aad u barato xirfadahan?

Si aad u barato 3dan xirfad keliya waxaa u bahan tahay inaa hesho internet iyo laptop kadibna qaab bilaasha ayaa u baran karesaa.

links aad ka baran kato ayaa kuso gudbinayaa kafaideso.

baro sida loo sameyo website: https://youtu.be/0qhGC9Y3rtc?si=JhrDGEqt7Sns9aLA

Baro sida loo sameyo logo: https://youtu.be/F1e_FtUdMqM?si=CmhMI8wMg0NG8A8S

Baro facebook ads:https://youtu.be/avSTx1h8KL0?si=Mi0wM-sSwp77Lrjg

Daalaco Muhiimada Uu Leyahay Website ka:https://ehel.online/muhiimada-uu-leyahay-website-ka/

DHAMAAD

Hadii intaan soo gaartay waad guulesatay insha allah, waxaan ku rajaynaa inaa maqaalkan/article kan aad wax ka faidi doontid illah idinkiis,waxii su’aalo ah qeybta comment ka noogu reeb insha allah. THANK YOU YOUR VISIT.

Similar Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *