Educational Opportunity

Google Skillshop waa deeq waxbarasho taas oo ay bixiso shirkada caanka ah ee Google, waxaadna ku baran donta suuq geynta casriga ah (Digital Marketing).

Waxaad ku baran donta qaab online ah adigoo heleya dhamaan waxii aas aasiga u ah fursadaan waxbarasho.

Article kan waxaan kugu soo kobi doona waxkastoo ku saabsan fursadan.

NOTE: Keliya waxaa u bahan tahay inaa heli karto internet iyo laptop.

Waa Maxay Google Skillshop?

Waa deeq waxbarasho taas oo ay bixiso shirkada google sido kale hadii aad barato koorsadan waxaad heli doonta shahaado calamka oo idil laga aqoon san yahay.

Waa koorso aad ku baran doonto xirfadaha la hal maala Google marketing tools iyo programs kale oo badan.

Waxyalaha aad ku baran donto waxaa kamida Google Ads, Google Analytics iyo waxii lamida.

Markii aad qadato casharada mid waliba waxuu leyahay imtixaan u gaara kadib hadii aad ku baasto imtixaanka waxaad helesaa shaado.

Bilaash Miyaa Deeqdan Waxbarasho?

Fursadan qaaliga ah waa bilaash oo wax lacaga lagama rabo keliya waa inaa heli karta Internet iyo Laptop sido kale waxaad qadan donta shahaado caalamiya.

Koorsoyinka iyo Shahaadonyinka ay bixiso Google

Casharada ay bixiyaan waxaa kamida koorsoyin kala duwan sida kuwa soo socda

Koorsoyinka iyo shahadoonyinka ay bixiyaan dhamaan waa kuwan.

  • Google Ads Certification
  • Google Search Certification
  • Google Ads Measurement Certification
  • Google Shopping Ads Certification
  • Google Ads app Certification
  • Google Ads Videos Certification

Sidee Ku Heli Karta Shahadada?

Qofkii bartaa koorsada imtixaankana ku baasa waxee sinaysaa shahaado google aqoonsan yahay, qaab pdf ah lagugu soo dirayaa adiga dawacanayo.

Sido kale qofkii qaata shahadadan uma baahna inuu shaqo qof ka tuka, waxuu janis dheryahay cid waliba oo baratay koorsoyinkan lkn aan hesan shahadada.

Shahadada waxaa kaga shaqesan kartaa qaab freelancer ah ama xitaa google ugu shaqayn karta.

Sidee Isku Diiwan Gelin Kartaa?

Wax weyn maaha inaa iska diiwan geliso deeqdan waxbarasho. booqo website ka google skiilshop kadibna halkaa iska diwan geli.

Google Skillshop Link:https://skillshop.withgoogle.com/

Waxaan kugu darayaa oo aniga aan ka helay in casharada aad adiga xur u tahay hadii aad rabto si dhaqso ah ama si tartiib ah u qadan karto.

Daalaco; Baro 3dan Xirfad:https://ehel.online/baro-3dan-xirfad/

DHAMAAD

Hadii intaan soo gaartay waad guulesatay illaah idinkiis, waxaan ku rajayna in maqaal kan aad wax ka faidi doontid insha allah, waxii su’aalo ah qeybta comment ka noogu reeb insha allah. THANK YOU YOUR VISIT.

Similar Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *