GANACSIGA ONLINE KA VS GANACSIGA OFFLINE KA

Maqaal kani waxaan kaga hadli doona farqiga u dhaxeeya GANACSIGA ONLINE KA AH IYO GANACSIGA OFFLINE KA,

Ganacsiga Online ka waa ka hor marsan yahy kan Offline ka, sababta waxaa ka ogaa doonta maqaalkan/article kan.

sidaa u bilaabto ganacsi waxaa u bahan tahay inaa sameeso business plan oo ku aadan fikrada kaa dhax guuxesa inaa u badasho wax la taaban karo o real ah, marka hore ka fikir waxaa jira labo nuuc oo ganacsi ah

,https://youtu.be/uaX7e1dggJ0?si=m9iFQHVPORJEE_Sq

1. ONLINE BUSINESS

Online business waa ka caalim san yahay Offline business sababto ah qarniga 21 dunida waxee isku badashay technology adigana waxaa u bahan tahay inaa lasocoto dunida casriga ah, Ganacsiga online ka waa mid ku tiirsan Internet ka. Ganacsiga Online ka waa mid aad u weyn oo dal ilaa iyo dibad baa wax garsiin karta.

SI AAD U BILAABTO WAXAA U BAHAN TAHAY

1.Internet
2.Website
3.laptop
4.Suuq geyn/Digital Marketing
5.Qarashaad aad u yar. oo u dhaxeeya $100-1000.

2. OFFLINE BUSINESS

Offline business waa mid lagasii guuraya waqtiyada soo aadan sababtane waa mid old ah kan faaido yar kan markii lo eego kan Online ka oo ah kan ugu faaidada badan Ganacsiga, offline ka waa mid ka qaali san lacagta lagu bilaabayo kan Ganacsiga Online ka ah. Ganacsiga offline ka waa mid aad u customer yar.

SI AAD U BILAABTO WAXAA U BAHAN TAHAY

1.Store/goob inaa kireesato
2.Shati
3.Qarashaad u dhaxeeya $1000-10,000.

HAL KAN KA EEK FAQIGA U DHAXEYA LABADA GANACSI

DHAMAAD

Waxaan rajaynaa inaa wax badan ka faiday maqaalkan/article kan, waxaa lagaa rabaa markii sidan u aqrisay kadib inaa doorato kan ku anfacaya qarashaadkisana aad heli karto waxaan ku rajaynaa guul illah idinkiis Insha allah. THANK YOU YOUR VISIT

Similar Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *