KA SAMEY $500-1000 FACEBOOK

Haddii aad ka mid tahay dadka sameeya video gaar ah o adiga ledahay, gaar ahaan hadii uu yahay video ga mid aan lahayn copyright, markaa waxaa qasab ah in aad Facebook lacag ka samayso, oo aad kordhiso ilaha dakhligaaga. Waxaana raaci kartaa tallaabooyin oo aad ku furan karto qaabka lacag bixinta muuqaalada Facebook.

Maqaalkan/article waxaan si faahfaahsan uga hadli doonaa illah idinkis sida Facebooka lacag looga sameeyo, iyo shuruudaha laga baahan yahay?

Runtii, hadda waxaa jira habab badan oo aad si toos ah lacag uga samayn kartid Facebook marka laga soo tago siyaabo kale oo aan toos ahayn oo inta badan ku xiran awoodda suuqgeyneed ee Facebook.

Facebook waa mareegaha saddexaad ee ugu weyn internetka adduunka oo dhan,
waana mid ka mid ah aaladaha xayeysiinta ugu awoodda badan ama logu jecel yahay,
ee ganacsigu aanu awoodin inuu ku seego.just waxaan diirada saari doonaa sida lacag looga sameeyo facebook anagoo muuqaalada u furayna xayeysiis ka Facebook.

Sidee Facebook Lacag Looga Sameeyaa

Qofka muuqaalada ku soo gudbiya barta facebook ga wuxuu awoodaa ama fursad u hestaa inuu ku biiro barnaamijka loo yaqaano
(Ad Breaks) oo uu u furo xaysiisyada muuqaalka, halkaas oo uu dhigayo xaysiisyada meelaha nasashada ee muuqaalka ee uu ku soo gudbiyo bartiisa facebook-ga, Tani Waxay la mid tahy sida YouTube lacag looga sameeyo amaba Xaysiisyada Google Adsense.

facebook lacag ke samee

maqalada aad kuso gudbin karto waa inee ahaa dan mid aan lahyn copyrigt waana shardi hadii aad rabto inaa lacag ka sameso facebook. facebook waa mesha ugu fiican in lacag laga sameyo online ka sababto ah waxaa is ticmaala dad badan waana mesha ugu faca weyn baraha bulshada markii loo eego kuwa hada lacag laga sameyo.

Sidee Lacag Looga Sameyaa Ad Breaks

Haddii page ku leedahay Facebook ga oo aad leedahay followers fican, waxaad si fudud ku samayn kartaa barnaamijka Ad Breaks, adigoo dhigaya xayeysiisyada banaka muuqaalka ka hor inta aan la bilaabin iyo marka lagu guda jiro daawashad muqalka, haddii muuqaaladu ay yihiin kuwo tayo sare leh ama aad loo xisenayo markaa
page kada wuxuu xaq u leeyahay in uu sameeyo faa’iido badan lacag badan,sidaas si la mid ah Facebook-ga wuxuu ka faa’iidayaa xayeysiintaas oo wuxuu qayb ka yahay faa’iidooyinkan, wuxuuna la wadaagaa milkiilayaasha muuqaalada qayb ka mid ah faa’iidooyinkan oo lacagta waad kala qeyb sanesan.

lacagta waa labo qeyb, qeyb waxaa qadanaya aalada facebook qeybta kalane adigaa iska leh.

But sidaas uma sahlana, Waxaa jira shuruudo loo baahan yahay in aad la timaaddo kahor inta lacagta lagu bilaabin.

TOP 5 REMOTE IT JOBS IN 2024

Waa maxay sharuudaha layska rabo

  1. Waa in aad leedahay User facebook ama Facebook Page.
  2. userkada/page kada waa inuu haystaa ugu yaraan 5,000 oo followers ah.
  3. Waa in aad ka weyn tahay 18 jir.
  4. Waa inaad soo bandhigdid ama soo gudbisay ugu yaraan 5-6 muuqaal.
  5. Waa In Boggaagu uu helaa 600,000 daqiiqado oo daawasho ah 60-kii maalmood ama 2 bil ee la soo dhaafay.
  6. Muqaalku shardi kuma xirno muuqaalada hal daqiiqo ama ka badan waad so gelin karta o daqiiqada muqalka shardi kuma xirno, muqalku ha dherado ama ha gabto wax farqi ah uma dhaxeeyo oo Lacag waad ka samayn kartaa.
  7. Daawashada ka timaada tooska (Live) ah iyo muuqaalada post caadiga ah waa la xisaabinyaa.
  8. Lama xisaabinayo daawashada ka timaada xaysiisyada (sida adigoo muuqaal xasiinayo, isla daawashada ka timaada xaysiintaas ayaan la xisaabinayn), Sidoo kale lama xisaabinayo qofkii muuqaaladaada xaysiinta ah daawaday ama arkay kadibna sii guda galay ama sii daawaday muuqaaladaadii kale ee u jiray page ka.
  9. Boggaagu waa inuu ku hadlaa luqadaha ay taageerto ama gaarka ah ee barnaamijka Ad Breaks.
  10. Boggaagu waa inuu raacaa siyaasadaha shirkadda Facebook ee barnaamijka Ad Breaks ka.

lacag kasamaynta facebook waxuu ku wanagsan yahay halkii muqaal waxa lagu xisaabinaya bishaas waxuu sameyo,
halka youtube uu yahay only 24h in muqalkan intu ku helo laguu xisaabo.

Similar Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *