Muhiimada Uu Leyahay Website ka

Muhiimada Uu Leyahay Website ka

Wakhti gaan, suurtagal ma aha inuu qofka yeesho ganacsi, isaga oo aan lahayn webiste, sawabto ah macaamiishu waxay booqdaan website-yada si ay wax uga ogaadaan macluumaadka ku saabsan alaabta ama adeega ay rabaan inay iibsadaan.

Keliya kuma eka qof ka ganacsadaha inuu u bahan yahay website sido kale waxaa u bahan cid kasto wax kusoo gudbisa social media.

Inta badan dad ka waxee galaan internetka si ay u raadsadan alaab ay u bahan yahiin ama xog aay rabaan ine ku ogaadan, Google ka halkii second waxaa wax ka radiya in ka badan  99,000 oo qof, website inaa ku ledahay google waa wax aad u wayna.

Maqaalkan ayaan kaga hadli dona muhiimada uu leyahy website ka, cida u bahan iyo sidee kaga faidesan kartaa website ka, halkee ka baran karta iyo yaad ugu shaqayn karta.

Waa Maxay Website?

Website ku waa bogo laysku geeyay oo kujira internetka ama google kuwaas oo dhamantoda wadaaga hal magac (Domain) tusaale hewel.com examble.net. website ka waa meel laguso gudbiyo ama lagu keediyo xogaha laguna ii biyo products or survices.

Muhiimadu uu leyahay website ku

Muhiimadu uu leyahay waa mid aad u sareso tusaale hadii aad tahay qof jacel inuu qoro sheekoyin,gabayo iyo waxii lamida waa halkii aad kuso bandhigi lahayd website ku mar hadaa bixiso adeegyo sida products inaa ibiso ama survices inaa bixiso waa meel kuwacan website ku

Sido kale website waxaa lagu keediya xogaha waana meel ku haynesa xogta e.g: Website ka laga fiiriyo examka dowlada oo kale waad aragtayn xogtada cidna kama arkeso ilaa iyo adiga aad u ogolaato. muhiimada uu leyahay website ka waa fara badan tahay but intaan aan ku goobno.

Ha hilmaamin website in lacag laga sameyo adigo maqaalo kusoo gudbinaya ayaad ku xeranesaa google ads halkaas ayaana lacag ka samenesaa.

Yaa U Bahan Website ku

  1. Business: Waxuu u bahan yahay inuu leyahay website uu ku dhax iibiyo adeegisa
  2. Universitys: Waxu ka sacida inuu u hayo xogaha iyo inee kuso ban dhigaan Adega ay bixiyaan.
  3. Schools ka: Si lamida jamacahada waxu ka sacida inuu u hayo xogaha iyo inee kuso ban dhigaan Adega ay bixiyaan.
  4. Agency yada: Waa muhiim agency weliba inuu leyahay website si online ticket lagu jaran karo iyo waxii lamida.
  5. Dowladaha: Waxuu ka sacida inuu u haayo xogaha iyo in lasocdan dhaq dhaqaaqa dhaqale iyo waxii lamida.
  6. Person: Waa mid sara u qaadi karesa qof ka inuu samesto website uu kuso gudbiyo waxii uu dono asagoo weliba dhaqale kaga samayn kara.

Sidee Kaga Faidesan Karta

Tusaale waxaa usoo qadanenaa Hotels ka, Hotels ka waxee sara ugu qaadi karaan dhaqalahoda, markii qof raba inuu dalka kusoo noqdo oo dalxiis u soo aado wadanka waxa ugu horeyo uu raadiyo waxaa waaye hotel ke ugu shidan magalada uu tagayo si aad u noqoto hotelka ugu shidan magalada xitaa aan dhahno wadanka waxaa u bahan tahay inaa samesato website aad u qurux badan sido kale si online ah weliba wadan ka wadan booking laga samesan karo, waxaa u bahan tahay inaa kusoo ban dhigto website kada cuntooyinka laga heli karo hotelkada, rooms-kisa,view uu leyahay hotel ka iyo quruxdiisa hadii aad kuso ban dhigto website kada booking online u sameso cidna kama xigto hotelkada inuu noqdo kan wadanka u heesto.

Halkee ka baran kartaa web samaynta

Hadii aad tahay ruux danenaya barashada web samaynta waxaa laga rabaa inaa hesato internet iyo computer, waxa ka baran karta o waliba aniga aan ka bartay si free ah youtube ka waa halka ugu weyn aad ka heleso barashada web samaynta waxaan kusi dona links youtube yada aad ka baran karto hadii aad dawato waqti aad geliso si fudud ayaa u baran karta adigoo wax lacag kaga bixin.

https://youtu.be/S_yZGAnALUY?si=MI_AiSMgQ5sp6ZqJ

https://youtu.be/YpOLlZ7jcmY?si=G8osq-IcLSKjgzUA

https://youtu.be/0EsyrXlCYjw?si=lT31juT0KmPGpo3i

https://youtu.be/9hzF50HAM18?si=0ymg16t0hp6xbG_T

Nuuc Yada Website yada
  • E-commerce Website
  • E-learning Website
  • Small Business Website
  • Personal Website
  • Portfolio Website
  • Blog Website
  • News Website
  • Iyo waxii lamida(iwm).
Yaad ugu shaqayn karta

Hadii aad soo baratay sida loo sameyo website waxaa fursad weyn u hestaa inaa lacag aad u badan inaa kasameso adigo ka adeegya dal iyo dibad waxaa ugu shaqayn karta list aan kor kusoo xusnay. adigo usoo bandhigaya adeeg aad bixiso iyo lacagta aad kuso sameso, sido kale waxa lagaga bahan yahay inaa ka dhadhiciso sidee kaga faidaysan karaan adeegan aad u qabaneso.

Upwork & fiverr waa labo website aad ku shaqayn karto qaab freelancing hadii aad u bahan tahay wax la dhaho freelancing link ku dhufo

:https://ehel.online/sidee-freelancer-ku-noqon-karta/

NOTE: Shirkadena ehel waxee ku dhisaysaa website weliba aad rabto hadii aad u bahan tahay website qurux badan nalasoo xariir mahadsanid.
DHAMAAD

Hadii aad intaan aad so gaartay waad guulesatay waxaan ku rajaynaa inaa wax ka faidi doontid maqaalkan illah idinkiis waxii su’aalo ah qeybta comment noogu reeb ama tobic aad jaceshahay inaa kaso hadlo insha allah. THANK YOU YOUR VISIT.

Similar Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *