MULTIMEDIA

Sida aad ka aragtaan waxaan halkaan ku faaqidi doonaa Multimedia oo ah Xirfad
aad loogu baahi badan yahay waayahan danbe tii o jirta waana mida ugu shaqada badan marka la joogo Dunida casriga ah gaar ahaan Warbaahintii hore iyo tan Casriga ah waxaa badanaa aad u isticmaali jiray Xirfadaan Warbaahinta Mass mediaha loo yaqaan sida Idaacadaha Telefeshinada iyo Wargeysyada iyo waxii lamida waayahaan dambe Warbaahinta casriga ah bay si xad dhaaf ah u isticmaasha sida
Youtuberska dadka Facebookga saameenta ku leh iyo Bloggerska xitaa.

Qeybaha Multimedia

Multimedia inta qeyb ee ka kooban tahay uguna caansan wa dhowr inkastoo wax walba mediyaha casriga ah loo isticmaalo magaca multimedia soo hoos galaya hada sedex nuuc baa ugu balaaran ama ugu caansan xirfadaan waana sedexda loogu isticmaalka badan yahay dunida casriga waxaana eey kala yihiin sida soo socota.

1.Graphic design

Graphic design waa fikrad kaa dhax guuxesa aad u badasho wax lataban karo ama la arki karo Graphic design ka Waa qeybta ugu weyn ee isticmaalaan dadka wax daabaca sida Madbacadaha bookshopska iyo wargeysyada intaa kaliya maaha ee xitaa waxa is ticmala markets ka si ay adeegoda ugu xayaysiis tan warbaahinta casriga ah aadbeey u isticmaalaan ayagoo ku sameynaya bilboards ama Posts qurxoon si bulshada ku xiran usoo jiitaan qeybaha Graphic Design ka ugu waaweyn waxaa eey kala yihiin sidaan.

  • Adope Photoshop inta badan waxaa loo adegsadaa sawir quxinta
  • Adope Illustrator waxaa loo adegsadaa logo samayna, posts iyo waxii lamida
  • Adope indesgin waxaa loo adegsadaa in lagusii gurxiyo waxii hore loso qabtay
  • Adobe Xd waxaa loo adegsadaa in lagu design gareyo website yada.

2.Video Editing

waa nuuc kale oo muhiim u ah Dunida casriga ah diyaarinta muuqaalada waa
xirfad aad u weyn oo maanta Shirkadaha Aflaanta soo saara aad u isticmaalaan sidoo kale cid walba o Film makers ah shaqadooda ban dhig u ah sido kale waxa isticmala vedio marketers ka Softwareska ugu caansan ee Vedio editingka waa kuwan so socda,

  • Adope Premier pro
  • Adobe Afterefect

Waxaa jira nuucya kale aad aad muhiim u ah but aan ka qeyb ahayn adobe famila sida kuwaan soo socda ayaka qudhoda waa adegsan kartaa hadii aad rabto.

  • Sonny Vegas pro
  • Filmora
  • Camtasia Studio
  • VN
  • Capcut

waa kuwa dadka bilowga ah aad u anfacaya dhank howsha lagu qabanayo halka labada kore xoogaa yara adag yihiin barashadoodaa laakiin qofku haduu mar walba sare ahaan u jecel yahay waa baran karaa dhamaantood, link ka soo socda waad ka baran kartaa.

https://youtu.be/lCr8tjDZdw4?si=09fQsbznhZeFTDyT

3.Motion Graphics

tan waa qeybta ugu lacgta badan qofkii ku shaqeya in badan wuu ka faidi dona illah idinkiis inta badan waxyaabaha lagu sameeyo waa Annimationska ah ama Slow motionka la yirahdo waana qeyb Ganacsiga warbaahinta iyo Social mediaha aad looga isticmaalo weliba waxaa lagusoo bandhiga xogaha intaa samayn lahayd 10 posts waxa kaga filan adigoo sameya video 30sec soconaya wana sawabta uu ugu lacagta badan yahay sidoo kalana indhaha qofka soo jiidasho fiican beey u sameysaa waxyaabahaa Slideshowga ah ama isbad badalya.

https://youtu.be/WWqopZaAVHM?si=RyiVRE8hJJ8cIvcH

sidee u baran kataa?

Waxaa jira xirfadaan meelo badan oo aad ka baran karto sida School lada iyo meelo kale oo Online ah Dalka hadaad joogto waad heli karesaa weliba adigo wax lacag kaa bixin youtube iyo google waad ka baran kartaa keliya waxaa u bahan tahay internet iyo computer sida ugu fiicana waa inaad Onlineka ka barataa Siiba Youtubeka oo aad Casharo bilaash ah aad ka heleyso ama Courses baad iibsan kartaa hada lacag heesato adigoo qarash yar bixinaya si aad xirfado ku anfacdda u barato.

DAABACO:https://ehel.online/sida-ugu-fudud-online-lacag-looga-sameyo/

Dhamaad

Hadii intaan soo gaartay waad guulesatay insha allah waxaan ku rajayna inaa wax ku heli doonto maqaalkan dartiisa illah idinkiis. waxii su’aalo ah qeybta comment nogu reeb ama topic aad jaceshahay inaa kaso hadlo insha allah, THANK YOU YOUR VISIT.

Similar Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *