NOOCYADA WEBSITE KA

NOOCYADA WEBSITE KA

Marka hore waxaan idinla wadagayaa in hal maqaal/article lagusoo koobi karin noocyada kala duwan uu leyahay website ka maadama ay jiraan in badan websites ah midba midka kale wax gaara diirada saara.

Maadama hadaf keenu yahay inaa diirada saarno sida ugu fudud aad technology yada casriga ah kaga faidesan karto oo inta badan kuna sabsan siyaabaha kala duwan internetka lacag kaga samayn karto adigoo u maraya habka ugu sahlan, waxan soo koobnay oo aan ku diyaarinay noocyada websites ugu caansan ee waqtigan jira, kuwaas bixiya fursado kala duwan oo lacag looga sameyo internet-ka.

Waxaad awood u ledahay inaa yeelato mid ka mida noocyada website aan kuso gudbin dono illah idinkiis, isla mar ahaantaana waxaad kusoo gudbin kartaa mashruuc ganacsi oo gabi ahaanba ka madaxbanaan shaqooyinkaaga kale kuu gaarka ah oo aad ka heli karto lacago badan.

1.E-commerce website

Waa nuuc website loona sameya loo nashqadeyay si gaar ah, iyadoo ujeedka ugu weyn tahay iibinta (products/survice) alaabooyin ama adeegyo kala duwan.

Wakhti xaadirkan waxaa jira website yo badan oo ka mid ah nuuca websiteyada e-commerce ga ah oo caan noqday, kuwaasoo hore u lahaa dukaan caadiya oo ku yaal goob gaar ah(Local), sidoo kalena waxaa jira ganacsiyo badan oo raba inay wakhti xaadirkan qaadaan tillaabooyinkoodii ugu horreeya ee ay u qaadi lahaayeen dhankaa
iyo e-commerc-ga kuna soo biiran internetka.

Sida aan hore u sheegnayba, website-yada e-commerce-ga ahi waxay diiradda saaraan iibinta alaabooyinka ama badeecoyin.

Hadii aad mar ku fikirtay waa kuwee dukaamada ugu caan dhanka e-commerce ee dad ku booqdan si ay wax ugu iibsadan, waa labada website ee aad ka caan ugu ah internetka waa Amazon & Alibaba.

Dukaamada Amazon iyo Alibaba waa labada dukaan electronica aad ka caan ugu ah uguna faca weyn kuwaas oo bixiya tiro badan iyo noocyo kala duwan oo alabooyin ah sida (Elecronics,Books,agabyada dharka, agabyaad laysku qurxiyo agabyada sports ka).

Labadan dukaan ayaa aad caan uga ah dhamaan wadamada aduunka o idil, waana dorashada koowad uu hesto macmiilka kasta oo adeegyo digital oo donaya inee internetka wax ka iibsado.

Baro sida loo dhiso website https://youtu.be/7snh1jOLin0?si=aw7p2l4dDmWnHm7J

2.Blogging Website

Blogging ku waa nuuc kamida nuuc yada websites ugu da’ada weyn websites-ka.

Blogging ku waa mid ka mida ilaha dhaqaale lacag looga sameyo internetka, adigoo keliya soo dabacaya maqaalo/articles.

Waa goob si gaara loo nashqadeyay, ujeedkuna yahay dad ka jecel inee wax qoraan meel ay kusoo gudbiyaan qoraaladoda lacagna kaga sameyen waxee jacel yahiin, lacag samay adigoo ka faidesanaya heybadada wax qoritaan.

Website blogging waxaa yelan kara qof aan danaynenin wax qorista ujeedka u yelanayo ay tahay in internetka lacag kaga sameyo. asagoo soo dabacaya maqaalo uu wax ka fahansan yahay.

3.News Website

Waa mid kamida website yada loogu boqashada badan yahay internetka,

ujeedka website yadani waa soo gudbinta wararkii ugu danbeyay ee wax laga yiri ama laga qoray, kana cusub waxaa dirada saareso ama kusoo gudbiso website kada.

Websites ugu caansan caalamka iyo wadan kena soomaaliya waa labada majalado ee kala ah BBC iyo VOA

BBC iyo VOA waa labada news websites ugu caansan geyiga somalida dagto, labaduba waxee warar usoo gudbiyaan daqiiqad qadiiqad ayakoo markiba soo dhiga waxii dunida ka cusub haday ahaan lahyd sida(Siyaasada,sports, layaabka iyo waxii lamida).

Daalaco:https://ehel.online/muhiimada-uu-leyahay-website-ka/

Note: intaan aan so qadanay waa ka badan yahiin webstites jira sido kale waxaan kula wada genaa shirkadena Ehel ine ku dhisayso websites aan so xusnay hadii aad u bahan tahay fadlan nalasoo xariir mahadsanid.

DHAMAAD

Hadii aad intaan soo gartay waad guulesatay, waxaan ku rajayna inaa maqaalkan/ article kan wax ka faidi doontid illah idinkiis, waxii su’aalo ah qeybta comment no ku reeb ama tobic aad jaceshahay inaa kaso hadlno Insha allah. THANK YOU YOUR VISIT.

Similar Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *