Online Business

Waxaan maqaalkan kaga hadli doona wax la yiraahdo ganacsiga online (Online Business) afka qalaaad, sidoo kale waxaa kusoo qadan doona,waa maxay ganacsiga online-ka, faaidonyinka uu leyahay ganacsiga online-ka, sidee loo bilaaba ganacsiga online ka iyo in kaloo badan haduu eebe raali kanoqdo.

Hadii si wacan aad maqaalkaan u aqrisato waxaa siwayn u fahmi doonta faaidonyinka uu leyahay ganacsigaan.

Waa Maxay Ganacsiga Online-ka

Ganacsiga online ka waa meel macmiilka ka iibsan karaan kana baari karaan adeeg yada ay u bahanyahiin macmiisha kala duwan qaab online ah.

Ganacsiga online ka waa website ay macaamishu booqan karaan kana dukaamaysan karaan ayakoo adeegsanaya internetka.

Hadii aad tahay qof leh dukaan maxaliya ama aad tahay qof bixiya adeegyo(Survices), dukaankada waxaa u badali karaysa qaab online ah, adigoo keliya u bahan inaa samesato website.

Ganacsiga online ka waxuu u shaqeyaa qeyba kala duwan ee ganacsiga sida; B2C,B2B & C2C.

Faa’iidoonyinka Uu Leyahay Ganacsiga Online Ka

Online Business, https://ehel.online/

Sida sawirka idinkaga muuqato waxaa daremi kartaa ama bilaw u noqon karaa faa’iidonyinka uu leyahay ganacsiga online ka markii loo ego kan maxaliga.

  1. Security: Ganacsiga online ka waa mid ka saguurad adag ganacsiga maxaliga
  2. Helitaanka: Ganacsiga online ka waa mid macaamishu ka iibsan karaan meel weliba dunida ayka jogaan, Ganacsiga Online ka ayaa laga heli karaa meel kasto caalamka ka tirsan.
  3. Helitaanka 24h/7: Ganacsiga waa mid furan lana heli karo afar iyo labaatan saac kasta, ganacsiga online majirto saacad uu xeran yahay waqti weliba waa mid la heli karo.
  4. Kharashaadka lagu bilaabi karo oo aad u yar: Ganacsiga online ka waa mid aad u qarash yar lacagta lagu bilaabi karo, waxaana u wacan siduu u yahay kan ugu weyn.
  5. Wax ka iibsiga Ganacsiga online ka: Ganacsiga online ka waa mid halmar 1000 macmiil wax ka iibsan karaan, adigoo aan u bahan shaqaalo badan.

Sidee Loo Bilaabaa Ganacsiga Online ka?

Dooro nuuca ganasigada:

Marka ugu horeeso waa inaa xulataa nuuca badeecada aad rabto inaa iibiso.

Samayso sumad kuu gara:

Marka aad soo dorato badeecada ganacsi aad rabto inaa ibiso talabada xigta waa, inaa samaysato astaan gaara, Samaynta astaan gaara kana tur jumaysa ganacsigada waxee sahlaysa in ganacsigada laga dhex aqoon sado ganacsiyada suuqa kugula jira.

Dooro habka saxda ah ee ku haboon ganacsigaaga:

Marka la eego goobaha ganacsiga online-ka, waxaa jira fursado badan oo laga heli karo suuqa. Qaar ka mid ah ayaa laga yaabaa in lagu heli karo qiimo jaban, ama qaar ka mid ah ayaa laga yaabaa inay buxiyaan siyaabo kala duwan.

Usamay suukhgeyn:

Ganacsi weliba waxaa laga maarman ah inuu samesto istaraatijo suuq geyn. waa halka ugu weyn kusahli karto inaa hesho macmiil aad u fara badan, hadii macmiishada korarto waxaa badan doona daqliga kusoo geli doono,hadaba waxaa laga maarman ah inaa samesato suuqgeyn.

Lasoco suuqa iyo dadka tartanka kala dhaxeyo:

Waxaa laga maarman ah inaa ka war haydo dhaqdhaqaaqa suuqa iyo dadka tartanka kugu haayo,

Daawo sida loo bilaabo ganacsiga online ka ah:https://youtu.be/-REMGeL3-rQ?si=nzMedB08bpinNDu_

Shirkadayna ehel

waxee kusoo kordhisay inee ka cawiso dhisida website yada kala duwan nuuc weliba, waxaa naga go’an inaa kaa cawino sidaa ku heli lahyd website aad u qurux badan, speed sare leh, websiteska aan ku hayno waxaa kamida sida kuwa soo socda.

  1. E-Commerce Website.
  2. Small Business Website.
  3. Personal Website.
  4. Portfolio Website.
  5. E-Learning Website.
  6. Blog Website
  7. News Website
  8. I.W.M

Dalbo oo hel website ka riyadada, kuna hel waqti aad u yar iyo qiimo jaban insha allah, nagalasoo xariir qeybta contacts-ka mahadsanid.

Daalaco:https://ehel.online/muhiimada-uu-leyahay-website-ka/

DHAMAAD

Hadii intaan aad soo gartay waad guulesatay, waxaan ku rajaynaa inaa wax ka faa’idi doontid illah idikiis, waxii su’aalo ah qeybta comment ka noogu reeb ama topic aad jaceshahay inaa kasoo hadalno maqaalka/article ka xika insha allah. THANK YOU YOUR VISIT.

Similar Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *