SIDA UGU FUDUD ONLINE LACAG LOOGA SAMEYO

INTERNET KA MAANTA WUXUU NOQDAY MESHA LOGU ADEGSIGA BADAN YHAY CALAMKA. HADABA FURSADO BADAN OO LACAG KAGA SAMEYN KARTID ONLINE KA BAAN RABAA IN AAN MAQALKAN/ARTICLE, KUGU SOO GUDDBIYO.

1. INAA BIXISO ONLINE COURSES

Hadii aad xirfad ama aqoon gaara u leedahay cilmi aad baratey kuna shaqeysid ama shaqa la’aan aad tahay,
waxaa ku furan inaad Course ka sameysid oo wixii aad baratey dadka kale u faa’ideysid.Tusaale,
Forex Trading course, Video Edeting, Graphic Design, Digital Marketing, Office skills, Website Developer iyo IWM.
kaliyah waxaa lagaaga baahan yahey, in aad duubtid koorsada ayadoo maqal iyo muqaal ah, Kadibna aad Website
soo galisid ardeydana aad qiimo macquul ah kaga gadid.

https://ehel.online/sidee-llacag-looga-sameeya-online/

2. YOUTUBE

Youtube ka lacag waa laga sameeyaa. waxaa maskaxdaada kusoo dhacdey, Prank, Vlogs,Heeso, ruwaayado.
intaas wuuka weyn yahay Youtube ka, waxaa kusoo gudbin kartaa wax cilmiyeysan oo sharaftaada kaaga
dhaceyn waayo waxaa isleedahay waxbaa baratey oo aqoonyahan baa tahey.
Hadii aad 1000 susbcribers heshid iyo 4000 saacadood Youtube kaaga la daawado,
Youtube ka bilkasta lacag buu kusoo dirayaa oo 70 dollars buu kaaga bilaabayaa. Hadii aad Vidoes badan soo dhigtidna dabcan lacagtaas wey sii badaneysaa.

https://youtu.be/Fnts0n9cUlM?si=GmJxg5eQuNt70dO8

3. Blogging

MAXUU LACAGTA KUU SIINA ADSENSE?

Adsense waxuu u dhaxeeya adiga iyo qofka rabo in wax loo xayeysiiyo sida companyda waaweyn ee wax iibsha,sidaad darteed google waxuu heshiis lasoo galaya qofka raba in wax loo xayeysiiyo qandaraas ah in uu helo traffic/views badan ama in lasoo booqdo website ka companyga uu qandaraaska la galay si uu google arintaas
u qabto waxuu u maraya websiteyada leh adsense ga sidaad darteed waxa uu xayeysiiskaada usoo bandhigaya websitekaaga sidaas darteed google waxa uu kaa siina qandaraaska uu soo qaatay commission halka inta soo hartay asaga qaadanayo

https://youtu.be/wY-Nmk8-gGw?si=WFyGtIrIIgJWBZjR

QAABKA UU COMMISIONKA KUU SINAAYO?

google waxa uu fiirinaya inta qof ee click siisay xayeyiiska websitekaaga uu kusoo bandhiagay sidaas ayuuna comisionka kugu xisaabinayaa

WAA MAXAY CLICK?

Click waa marka uu qofka taabto xayeysiiska ku jira websitekaaga, N.B google ma ogolo inaad adiga click siiso xayeysiiska kusoo bandhigan websitekaaga sidoo kale ma ogalo in aad dadka ku qasabto inay kuu taabtaan xayeysiiska oo waxa uu inta badan lacaga ku baxsho waa organic Traffic.

WAA MAXAY ORGANIC TRAFFIC?

Organic traffic waa dadka soo booqanaayo websitekaaga si aan toos aheen hadaan si kale u dhigo organic trafic waa dadka websitekaaga soo boqanayo balse uu google usoo bandhigay sida in uu qof raadsho/search sidee ayaa lacag
looga sameeya online kadib websiteska loo soo bandhigaa midka uu click siiyo ayaa loo yaqaan organic traffic.

SIDEE AYAA ACCOUNT ADSENSE U FURAN KARTAA?

Halkaan ayaa adsense account ka furaneesa adiga oo maraya stepskaan hoose

Step1

Google tag kadib ku qor adense.google.com ama riix linkga

Step2

Kadib ku dhufo get start adiga oo riixaye linkga get start

step3

isdiiwan gali adiga oo buuxinaayo 3 form kadibna dalbo adsensega ama daawo muuqaalkaan si aad si fudud dalbatid
adsense.

SHARUUDAHA ADSENSE KA HOR INTA AAN LAGU SOO AQBALIN

1.Inaad website leedahay wesitekana uu leeyahay domain,hosting iyo ssl
2.In aad furataa account adsense
3.Inaad websitekaaga diyaarisid ( Aad u diyaarisid adsense).
4.inaad ugu yaraan 15posts soo galisaa
5.postskaadu wa ineysan ahaan kuwa aad u yar
6.waa inaad websitekaaga ksuoo darta pageskaan(privacy,contact,about,terms and condition pages)
7.inaad traffic u raadisid websitekaaga
8.inaad diyaar garowdid oo aadan is dhigan.

DHAMAAD

Waxaan rajaynaa inaa ka faidesan doonto illahay idinkiis waxaan ku rajaynaa inaa ku guulesan donto fikradaada ganacsi, sidoo kale waxa lagaa rabaa si aad u guulesato inaa ku dadaasho fikradada una dulqaadato aqabadaha kaa hor imaanaya, waxii faalo iyo su’aalo ah qeybta comment noogu reeb insha allah, THANK YOU YOUR VISIT.

Similar Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *