Sidee Blogging Lacag Loga Sameya

Fursada maanta ka banaan online ka waxaa kamida blogging ka, waxaa bilkasta ka samayn karta lacag u dhaxesa $100-1000 in ka badane waad ka samayn karta.

Maqaalkan waxaan kugu soo kobi donaa aduu alle rali ka noqdo sida ugu aad lacag kaga samayn karto blogging ka.

https://youtu.be/wY-Nmk8-gGw?si=nNrXqNTMC9fZGMAw

1. Iibso Domain iyo Hosting

Mar ka hore waxaa u bahan tahay inaa iib sato domain iyo hosting waxaadna ka iibsan karta Hostgator weliba waxaan kugu dari dona code aad ku heli donto qiimo dhimis aad u weyn

Halkaan ka iibso:https://www.hostgator.com/?utm_source=google&utm_medium=Direct/

Code: Startcode

2. Dooro Topic

Waxaa muhiim ah inaa doorato ciwaan gaara focus aad saarto hal ciwaan waad wax badan ka garaneso xogbadane aad ka heeso, ciwaanka aad doraneso waxaa wanagsan inuu noqdo ciwaan aad xiiso badan aad u qabto inaa wax ka qorto, bloggers ka inta badan waxee ku fail garowaan inee isku dhex wadaan ciwaano kala duwan, ciwaanada aad doran kato waxaa kamida;

Health and Fitness
Finance
Fashion
Lifestyle
Business and Marketing
Technology and Gaming
Travel
Sports
Education
Political
IWM.

Sharuudaha uu ka rabo google adsense

Waxaa jira dhowr sharuudo uu ka rabo inaa la timaado intana xayaysiis yada loguu ogalaan.

  1. Markee ugu yartahay in aad 20 maqaal/articles aad kusoo dawacdo website kada.
  2. Website kada inuu barato google ka, shirkadena ehel inuu google ka barato waxe nagu qadatay in ka yar 10 days halka dadka qaar ku qadato 3bil ilaa 6bil, hadii aad u bahantahay inaa seo ka dhisno nalasoo xariir.
  3. In uu website kaaga leeyahay pages kan soo socda;
  4. Privacy Policy Page
  5. Terms and Condition Page
  6. About Us Page
  7. Contact Us Page
  8. Afartaan page hadii aadan ku darin website kaga uma furaan kartid xayisiinta google ads.

Waxaa u bahan tahay Traffic inaa hesho

Marka hore aan ku bilawno, waa maxay Traffic?

Traffic waxaa loo yaqaan dadka soo boqda website kada, si aad lacag u sameso waxaa u bahan tahay inaa hesho dad soo boqda website kada.

Wax yaalaha kaa cawin kara inaa dhaqso hesho traffic waxaa u bahan tahay inaa marketing u sameso website kada, meelaha dad ka kaheli karto waa Tiktok,Facebook,Youtube iyo telegram group.

Apply Google Adsense

Markaan waxaa lasoo gaaray waqtigii aad apply garayn lahayd in laguu furo xayaysiis yada kasoo muuqanaya website kada waana mid qasab ah in laguu abaal mariyo inaa lacag ka sameso dadaalki dheraa soo sameysay.

Waxaa u bahan tahay inaa hesho address dibada waayo dalka soomaaliya ma aqoon sano google adsense, lacagtadane waxaa kula bixi kartaa inaa samesato payoneer bank kadanbane premier bank ama ibs lacagtada kusoo waree jisato, hadaa rabtane isla qofka aad address ka kahesho bank giisa waad kula bixi karta lacagtada.

Halkan ka daalaco sida technology kaga faidesan lahayd:

https://ehel.online/sidee-technology-yada-kaga-faidesan-karta/

DHAMAAD

Hadii intaan aad soo gartay waad guulesatay illah idinkiis, waxaan rajaynaa in maqaalkan/article kan aad wax ka faidi doontid insha allaha, waxii su’aalo ah qeybta commenta ka noogu reeb. THANK YOUR VISIT

Similar Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *