SIDEE FREELANCER KU NOQON KARTA

Shaqada Freelancing ka waa fursad aad cajiib u ah oo ku ogalaneso in ay wax badan ka badasho qaabka aad hada u
shaqeysid. Waa fursad kuu saamaxeyso in aad shaqeysatid adoo gurigaaga joogo, wax baranaya ama dalxiis ku jira. Kaliyah waxaa ubaahan tahey in aad internet haysatid iyo computer ama laptop.

2023 xitaa aan dhahno 2024 waayo sanada cusub waxaa ka hartay 3 bil wax aan dhamayn waqti ay ka fududahey ma jirto in aad noqotid freelancer sawabto ah waxaa internet ka banaan fursado aad u badan oo aad lacag yaalo ka sameyn kartid.

Marka hore sidee u bilaabi kartaa freelancing-ka ? maqalkan kan baan kuugu kala dhigdhigayaa qaabka aad ku noqon kartid freelancer.

https://youtu.be/QHN900C8mQY?si=a0octv_pI9GvXrPq

Shaqooyinka ka banaan Internetka-ka

Dad yowga waxey raadinayaan xirfad-yaqaano u xaliyo shaqada ubahan yahiin. Shaqooyinka ugu caansan ee waqtigan ka banaan freelancing-ka waxaa ka mid ah:
1.Software developer
2.Contant Creator
3.Digital marketer
4.Web developer
5.Mobile developer
6.Graphic designer
7.Transleter.

Macamiil aad u balaaran baa malin kasta ka raadiya shaqooyinkan website yada Upwork $ Fiverr, waa website yada lagasoo raadiyo qofka freelancer ka ah.

6 qodob aad u bahan tahay inaa sameso si aad u noqoto freelancer dhamays tiran

Maxaad u noqonesaa freelancer ? Freelancing ka lacag fiican malaga helaa ? Shaqada
freelancer-ka ah maka dhigan kartaa shaqo joogto ah (full job).

Freelancing-ka waa fursad ku siineyso xoriyad ugu qaalisan o ah waqti iyo dhaqaale,labadaba qofkasta jecelyahey in uu isku helo.

1.Qeex survice aad bixineso
2.Raadi macmiil aad u shaqeso
3.Caday qiimaha aad ku qabanesid shaqada
4.Abuur portfolio kuna soo bandhig shaqooyinka aad qabatay
5.Xariir jogta ah la samay dadka aad shaqada u qabanesid
6.Xirfadada sii hor mari marba marka kadanbeso.

Intaas waa shaqada lagaa rabo iyo waxuu yahay freelancing iyo sidaa ku noqon lahayd,

Mar hadaa noqoto qof aad u sii dhexgala internetka lacagta laga sameyo wax kale ama shaqo kale inaa radiso uma baahnid. mar hadaa ku gaartane ilaa 2-3 sano ne adigaa noqon doona qof u shaqeeyo shabakadada/shirkadada
marka hore se waxaa u bahan tahay inaa da daasho oo waqti geliso si aad u noqoto boss waqti yar gudaheda,
freelancing ka waxuu ku wacan yahay adigoo somali jooga 5 client malintii aad u shaqeeso lacagna kaga qadato
per houre.

E-commerce halkan ka daalaco:https://ehel.online/e-commercenoocyada-ganacsiga-caaamiga/

DHAMAAD

Waxaa lasoo garay guntii iyo gunaanidkii hadaa intaan so gaartay waad guulesatay waxaan ku rajaynaa inaa ka faidesan doonto maqaalkan aad ka heli donto wax ku anfaca illah idinkiis insha allah. waxii su’aalo ah qeybta comment ka noogu reeb ama topic aad jaceshahay inaa kasoo hadalno insha allah. THANK YOU YOUR VISIT.

Similar Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *