SIDEE TECHNOLOGY YADA KAGA FAIDESAN KARTA

Sida aan ka war qabno qarniga 21 dunida waxaa samayn weyn ku leh waxa loo yaqaano Technology majiro qof caad ka saran yahay awooda technology yada inte gaarsisan tahay, wadan kasto waxuu ka hor marsan yahay intuu ka isticmaal badan yahay technology yada, maqaalkan kuma soo kobi karno baaxada weyn ee ledahay technology yada.

maqaalkan waxaa kaga hadli donaa ama inyar kaso qadan dona sida ugu faidesan lahayd waxa looyaqano technology iyo sidaa ku baran lahayd.

faidada weyn ee ledahay cilmigaan iyo siduu qaliga u yahay hadane meel kasto kaga heli karto isma lahan cilmigan waa bad weyn markii la baranayo. waxaa lo kala qada labo oo kala:

  • Computer Science: Waa mid ku salaysan in gacanta lagu shaqeyo (means) practice
  • Information Technology: Sida magaca aad ka garan karto info means xog information technology waa cilmi ku salaysan theory hadal.

Halkee ka baran kartaa

Cilmigaan waa mid aad iyo aad ku anfici kara hadii aad barato welibo gacanta aad ku heeso waa wax aan laheli karin, cilmigaan waxaa heli karesaa asagoo xita free ah lacagna kaga bixin hadii lacag aad heleso oo courses aad ibsato ne waa wax fiican.

  1. Youtube: Waa mesha ugu weyn aad ka heli kareso course soconeso 12h weliba wa free.
  2. Google: Waa mesha labaad ka heli kareso cilmigaan asagoo free ah.
  3. https://youtu.be/DGJSlPBDlwc?si=r7E37iKKbom3PGfw

Maxaa u bahantay inaa barato

Paragraph kaan waxaa kaga hadli dona inta muhiimka aad u bahan tahay ina barato intaan waa inta inyar kugu qadaneso ina barato aadna lagu bahan yahay.

  1. Mobile App Developer
  2. Web Developer
  3. Software Developer
  4. Graphic Designer
  5. Web Designer
  6. UI
  7. Cyber Security
  8. Data Analys
  9. Database
  10. Network.

Maxaa u bahan tahay si aad ubarato

Wax weyn malagaa rabo keliya waa ina heli karto labadan

  1. Internet
  2. Computer/Laptop.

Halke kaga shaqayn karta

Hadii cilmigaan baxada weyn aad barato ama xitaa aad barato 10 qeyb aan kuso koobnay mid kamida aad barato ayaa ku kaafinkara waxadna kaga shaqayn karta website yadaan aan ku shegi dono, cilmigan waxuu ku fiican yahay waa cilmi aad ku shaqayn karto adigo gurigada jooga ama dalxiis is kaga jira keliya waxaa u bahan tahay laptop iyo internet. websites ka waa kuwaan;

  • Upwork
  • Fiverr.

daalaco sida facebook lacag kaga samayn karto:https://ehel.online/sidee-facebook-lacag-looga-sameeyaa/

DHAMAAD

Waxaan soo gaarnay guntii iyo gaba gabadii hadii intaan aad so gaartay waad guulesatay waxaan ku rajaynaa inaa maqaalkan/article kan inaa wax ka faidi doontid illah idinkiis insha allah, waxii su’aalo ah qeybta comment ka noogu reeb ama tobic aad jaceshahay inaa kasoo hadlno waxaa website kaan u furnay ayaa ah in kusoo gudbino faaidonyinka technology yada leedahay. THANK YOU YOUR VISIT.

Similar Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *