Waa Maxay Gemini (Google’s AI)

Shirkada Google ayaa waxee soo sartay wax loo yaqano Gemini horanti bishaan december 2023,
Gemini waa mid kamida samayska caqliga loo yaqano Artificial Intellegence(AI),
balse markaa waa ka duwan kuwii hore usoo jiray sida kuwa ay soo sartay shirkada (open AI).

Mudo hada laga joogo 1 sano iyo 1 bil(hal sano iyo hal bil). ayee shirkada Open Ai waxee soo
sartay,sida aan wada garaneno ChatGPT. Chatgpt ayaa dunida si weyn iyo si xowliya u qabsaday.

xitaa waxaa jirtay in lays dhahay shirkada facaweyn ee google waa kaga dhamatay rajo kasto
ee kasii lahayd inee sii jirto mustaqbal dhaw iyo mid dheerba,
ChatGPT ayaa lagu qeexay inuu yahay sida awowgaa o kale kasoo kaga qibrad iyo ogaal badan
dunida, waxa aad weydiso ne kaga jawaabaya sida ugu fudud ama ugu sahlan.

ChatGPT markii hore uma shaqenenin wadamo badan ay ku jirto wadan kena Somalia.

Hada waa waqtigii shirakada Google kaga jawaabi lahayd dadkii dhahay google waa kaga dhamatay
sakxada internet-ka.

Horaanta bisha December 2023 ayee ku dhawaaqay shirkada Gooogle inee soo sartay Robot la magac baxay
GEMINI.

WAA MAXAY GEMINI

Gemini waa caqliga samayska kasoo si fudud kaga jawaabaya waxii aad usoo bandhigtay,
Gemini uma shaqeyo inaa qoraal wax ku weydiso markaan waa sawir inaa uso bandhigto
kadibna kaga jawaabo sawirkaas waxuu yahay,

sidaa hore idinkugu soo shegay kuwii hore waa ka duwan yahay, waxaa so hor dhigesaa sawir
kadanbo waxuu kaga jawaabaya siduu u arko,

Sido kale Gimini waxuu kaga hor marsan yahay kuwa kale ayaa ah inuu xita kula cayaaro (Game).

Shirkada Google ayaa wada hormarin iyo casriyeen oo ay ku hormarineso Gemini.

WAA MAXAY AI

DHAMAAD

Hadii aad intaan soo gartay waad guulesatay, waxaan ku rajayna inaa maqaalkan/ article kan wax ka faidi doontid illah idinkiis, waxii su’aalo ah qeybta comment no ku reeb ama tobic aad jaceshahay inaa kaso hadalno Insha allah. THANK YOU YOUR VISIT.

Similar Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *