WHAT IS SEO

Internetka waxuu noqday mesha lagu raadinta badan yahay xogta, waana meel muhiima ah lagana helo macluumaad iyo xogo muhiima, internetku waxuu ku dhow yahay inuu noqdo isha kaliya ee laga lagasoo xigto gebi ahaanba xogaha, sababtuna waa sahlanaanta helitaanka macluumaadka iyada oo ay ugu wacan tahay raadinta seach-ga.

Kaamlaha hore inaa kasoo muuqato ayaa sahli karta inaa macmiil badan aad hesho ama traffic badan kadanbo ne lacag fiican kasameso.

Waa Maxay Seo?

SEO waxaa laga soo gaabiyay(SEARCH ENGINE OPTIMIZATION) waa wanaajinta websites-ka, si website kada kaga soo muuqdo kalmaha hore ama boqa hore ee raadinta ee google ka iyo waxii lamida.

Si aad kaga soo muuqato boqa hore ama kaalmaha hore waxee ku xeran tahay in website kada yeesho sharuudaha raadinta natiijada.

Shirkada google si buuxda uma shaacin qodobada laga rabo inuu website ka focuska saaro ama uu yesho, hasa ahaate hadii aad adeegsato dhowr keywords ah waxaa qasaba inaa kasoo muu qato kaalmaha hore.

https://youtu.be/Fm3oE4hYocs?si=Lm2bHwrIYOsbV-IJ

Sidee U Shaqeeya Seo-Ga?

Marka aad wax ka raadiso internetka sida ugu fudud waxuu kusoo saraya xogta aad radinesay ama xogta saxda ah ee ka akdhaw, marnaba lagama yaabo inuu ku dhaho waxaad radineso ma aqaano, sawabtana wax kale maha luuqada uu ku dhisan yahay maaha mid soo sarta emty ama ebar.

Raadinta ama search-ga google ama kuwa lamida hada waa kuwo lagasii guuraya waxaana u wacan inuu kuuso saaro xogo aad u badan ay tahay adiga inaa kasii dhex raad sato xogta saxda ah aad raadinesay.

Ka shirkad ahaan tena seo website kena inuu kasoo muuqdo kaalmaha hore raadinta waxee nagu qaadatay in ka yar 20 days, hadii google aad ku qorto “sidee technology yada kaga faidesan karta” waxaa kalinta hore ku jira maqaal aan ka qornay halkan ka eek.

Halka website yada qaar ku qaadato 3bil-6bil inee kasoo muuqdan boqa hore.

Waa Kuwee Search Engine nada ugu caansan?

  1. Google: waxee bixisaa natiijonyinka raadinta sawirada, muuqadalada, sheekoyinka, iyo alaab kasto aad radiso ayaad ka helesaa google ka iyo xogo intaa ka badan. Google ka waa halka ugu caansan wax raadinta waana sawabta ay u noqotay mesha ugu booqashada badan wax raadinta, waana meel laysku helayn karo xogta ay bixineso, dadka isticmaala ayaa lagu sheegay 87%.
  2. Bing: waxa tan xigta kana mida search engine nada ugu caansan caalamka marka lagasoo tago shirkada google ay leedahay cambaniga caanka ah ee microsoft oo tan ugu caansan inta wax laga raadiyo engine nada kale markii loo eego. Engineka Bing ayaa ka ah wadanka USA(maraykanka) markii lo eego wadamada kale,dadka isticmaala ayaa lagu shegay 8%.
  3. Yahoo: Waa mid kamida search engine lagu garan ogyahay caalamka waana mid xertay kalinka sedexaad, waxaa ka horeeya markii lagasoo tago Google iyo Bing. Japan ayaa ah wadanka lagu isticmaalka badan yahay, dad ka isticmaala ayaa lagu sheegay 15%.
  4. Yandex: Waa mid kamida kuwa ugu caansan waxuuna ku jiraa kalinka afaraad, wadanka ruushka ayaa laga leeyahay, waana wadanka ugu badan laga isticmaalo markii loo eego wadamada kale aduunka, dadka isticmaala ayaa lagu sheegay inee dhan yahiin 48% oo ah dadka ka isticmaala ruushka.
  5. Baidu: asagana waa mid kamida kuwa ugu caansan xaga raadinta macluumaadka, waxaa laga leeyahay wadanka shiinaha,laguna isticmaalka badan yahay, dadka isticmaala ayaa lagu sheegay in ku dhaw 75%, baidu waa mid aad caan ugu ah dalka shiinaha markii lala barbar dhigo google ka oo ah kan ugu caansan caalamka.

Kafaideso:https://ehel.online/sidee-technology-yada-kaga-faidesan-karta/

DHAMAAD

Waxaa lasoo gaaray qebtii ugu danbesay, hadii aad intaas soo gaartay waxaan ku rajaynaa ina wax ka faidesatay maqaalkan/article kaan illah idinkiis, waxii su’aalo ah qeybta comenta ka noogu reeb insha allah, THANK YOU YOUR VISIT.

Similar Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *